Wararka

Ardey cusub oo ku soo biirtay Jaamacadda ummadda

Munaasabadaan waxaa ka qeybgalay Maamulka sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Madaxda Kuliyadaha,Arday iyo marti Sharaf kale waxayna iskugu jirtay soo bandhigidda Midowga ardayda Kuliyada...

Jaaliyada soomaaliyeed ee Uk oo soo dhaweyey dhalinyaradda tahriibayaasha ee dalka dib loogu soo celiyey

jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Ingiriiska ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay dadaalka Dowladda Soomaaliya ay ku soo deynayso muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku jira...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo soo dhawayeeyay howlgallo lagu baacsanayo xubno xiriir la leh Al-shabaab 

Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo shir guddoominayay kulan ay Maanta isugu yimaaddeen Golaha wasiirrada ee Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka go’an tahay...

Wafdi uu hogaaminaayo raa’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turki oo soo gaarey Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho,waxaana si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Boggaadiyay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu dabaal...

Ugu Akhris Badan