Wararka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatey Wasiirka arimha dastuurka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo qaar kamid ah La-taliyayaasha Wasaaradda Arrimaha...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay,kadib markii uu ka qeybgalay shirkii Madaxda...

Milatari loo dhaariyey Difaaca dalka kaddib dhammaadka tababarkooda.

Ciidammadan waxaa lagu carbiyey xerada tababarrada ee Turky-Som xoogga dalka Soomaaliyeed ayeeyna qeyb ka yihiin dufcaddaan, kuwaas oo isugu jiro saraakiil dhallinyaro aqoonyahanno oo...

Maamulka Galmudug oo kulamo nabadeed la qaatay Odayaasha Caabudwaaq.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey)  iyo wafdi uu hoggaamainayo oo Maalmahan socadal nabadeed ku marayay degaanno ka tirsan Gal-gaduud ayaa kulamo la qaatay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan.

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayna soo qaban qaabiyeen Ardayda Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan