Wararka

Xildhibaanno iyo maamulka G. shabeellada Hoose oo booqdey Qoryooley

Ujeedka socdaalka ayaa ahaa sidii loo xalin lahaa qilaaf soo dhax galay ciidanka Madiniga degmada qoryoley  iyo sidii ay  ciidamda madiniga iyo maamulka degmada...

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug”.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah...

Taabid oo si weyn loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud,halkaasi oo si weyn...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyey geeridii Dalays

Geeridii ku timid allaha u Naxriistee Marxuumad  Khadiijo Cabdulaahi Camey Daleys oo aheyd  Fanaanad Qaran kana mid ahey gabdhihii ugu horeeyey  ee lagu aasaasey ...

Gabdho Ardey soomali ah oo Dalka Suudaan uga qeyb galey Bandhig Dhaqameed Haweenka Africa.

Bandhiga habeenka dhaqanka oo ay qabato Jaamicadda Axfaad ee Dalka Suudaan  ayaa loogu magac daray habeenkii dhaqanka. waxaana ka qeyb galay Dalal  badan oo Ardaydoodu ay Wax...

Ugu Akhris Badan