Wararka

R/W Khayre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayey arrmaha gar-gaar ee bini-aadanimadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirka ay soo qaban qaabiyeen ururka Qaramada Midoobay u...

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u howlgelisay naadiga Madbacada Qaranka

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, ayaa dib u howlgelisay naadigii Madbacada Qaranka muddo dhowr iyo labaatan sanno kaddib, iyadoo munaasabadda hirgeliyey lagu qabtay...

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatey Masuuliyiinta iyo Shacabka Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug kulamo kula Qaadanaayo  maamulka Galmudug...

Madaxweyne Farmaajo oo ku howlan dhammeystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Dhuusamareeb, 16 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka oo lagu gor-feynayay xaaladda amaan ee...

Ugu Akhris Badan