Wararka

Qaar kamid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo Muqdisho lagu soo celiyay (sawirro)

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka dalkaasi ayaa markii saddexaad dalkaasi ka soo sagootisay 9-ruux oo ka mid ah dhaawacyadii la...

Munaasabad looga hadlayay horumarinta Afka hooyo oo maanta lagu qabtay Muqdisho (sawirro)

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha Akadeemiyada, Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, maareeyaha golaha murtida iyo madadaalada, golaha abwaannada, qoraayaal dhallinyaro ah, aqoonyahanno, bahda...

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo albaabada u xiray meel lagu farsameyn jiray wax yaabaha maanka dooriya. Sawirro.

Howlgal Ciidamada amniga Soomaaliya ay  ka sameeyeen degmada Kaaraan ee gobolkan Banaadir ayaa waxa ay gacanta  ku dhigeen goob lagu Karin jiray wax yaabaha...

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliye Booliis iyo ku xigeenadiisa,,

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland iyo ku xigeenadiisa. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka...

Imisa mashruuc ayuu dhagax dhigay madaxweyne Farmaaji 17-kii maalmood uu safarka ahaa..

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey socdaalkii Nabadda iyo dib u heshiisiinta, isagoona...

Ugu Akhris Badan