Wararka

Madaxweynaha Jamuuriyada soomaliya oo dib uga howl galay xarunta gaashaandhiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga ee uu ku shaqeynayay muddadii ugu dambeeysay. Madaxweynaha oo...

wasaarada arimaha gudaha oo tababar u furtay bulshada ku nool deeganada Gobalka Bakool

Tababarkaan ayaa loo qabtay, qeybaha bulshada ee magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool,oo ay ku jiraan Golaha deegaanka degmadaasi, iyadoo oo ay si wadajir...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa maanta bilowday tababarka tababarayaasha Saraakiisha Sare ee Waxbarashada Madaniga

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa maanta bilowday tababarka tababarayaasha Saraakiisha Sare ee Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka jamuriyada soomaliya. Tababarkan...

Dowllada Qadar oo 30 Gawaari ku wareejisay Dowllada soomaliya

Gaadiidkan oo isugu jira 30 Bas iyo Labo Wiish oo ah nooca Badeecooyinka ka dajiya Maraakiibta ayaa Maanta Dowladda Qatar waxay ku wareejisay Dowladda...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo daah furay barnaamijka wacyigalinta dhalinyarada Gobalka

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta daah-furay Barnaamijka Wacyigelinta Dhalinyarada Gobolka ayaa sheegay in la joogo waqtigii...

Ugu Akhris Badan