Wararka

Masuuliyiinta Wasarrada Waxbarashada oo Ka qeyb galey munaasabad lagu soo bandhigayey wax qabadka Jamacada Umada

munaasabadaan ayaa waxaa ka qeyb galaya wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dalka waxana ku wehlinayay wasiirka ku xigeenka wasaarada waxbarshada, gudoomiyaha jaamacada umada...

Wasaaradda Gaadiidka Hawada iyo Duulista xukumada Federalka Soomaaliya oo soo saartey sharciga gaadiidka

Kulankan oo lagu soo bandhigayay shirciga lagu dhaqayo gaadiidka noocyadiisa kala duwan oo ay soo saartay wasaarada  gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federaalka soomaaliyed ayaa waxaa...

Raa’iisul wasaare ku xigeenka Dalka oo soo dhaweeyey maxaabiistii Liibiya laga soo celiyey

Muwadiniintan maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa tiro ahaan gaarayey ilaa iyo 11-qof , waxaana dadkaan kamid ah caruur iyo haween ay wajiyadooda ka...

Dowlada Qadar oo Gawaari ku wareejisey Dowllada Soomaaliya

Gaadiidkani nuuciisu yahay Landcroser oo 30 xabo ah ayaa dowladda Soomaaliya waxay ka guddoontay Dowladda Qadar,kuwaasi oo loogu talagaly Ciidamada Booliska Soomaaliyeed kadib munaasabad...

Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo Soo bandhigey dhoola tus ay ku soo dhaweynayaan sanad guurada aas-aska ciidanka Asluubta

Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku jira diyaar garoowgii ugu dambeyay ay ugu dabaaldagayaan munaasabada Aasaska ciidanka asluubta oo ku beegan 22 fabraayo. ciidmada ayaa wax...

Ugu Akhris Badan