Wararka

Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo laba guddi u saaray cabashooyinka ka taagan canshuuraha iyo Ganacsatada

Kulanka guddiga  joogtada ee golaha shacabka waxaa guddoominayey guddoomiyaha golaha shacab Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha. Diiradda...

Guddiga doorashooyinka qaranka oo kulan la qaatey Shacabka Gobalka Banaadir

kulankaani oo qeyb ka ahaa wadatashiyada mudooyinkii dambe ay wadeen Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka  ee la xiriira habraaca doorashooyinka Somaaliya iyo sida...

Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta shir uga furmay Caasimadda maamul goboleedkaas ee magaaladaasi Dhuusamareeb

Shirkan waxaa looga hadlayay arimaha amniga deegaanada Galmudug ayaa  waxaa shir guddoominayay  Madaxa Golaha Wasiirada Gal-mudug Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan waxaana aad loogu lafaguray sidii...

Ciidamada Police-ka Soomaaliyeed oo soo qabtey rag lagu edeyey in ay ka ganacsadaan waxyaabaha maanka dooriya

Howl galkani oo ay iska kaashadeen qeybta bari ee Booliska gobolka banadir iyo ciidamada xooga dalka aya lagu qabty 7 ragg ah oo isugu...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga XFS oo soo dhaweysay wafdi ka socda dalka Qadar

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga XFS ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,  ku soo dhaweeysay wafdi ganacsato ah oo ka socday dowladda Qatar. Wasiir...

Ugu Akhris Badan