Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo booqdey xabsi si caalami loo dhisey

Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta booqday Xabsi cusub oo si caalami ah u dhisan, kaasi...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo kulan la qaatey culumada soomaliyeed

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan wadatashi ah la qaatay culumada ayaa ugu baaqay in ay...

Ardey cusub oo ku soo biirtay Jaamacadda ummadda

Munaasabadaan waxaa ka qeybgalay Maamulka sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Madaxda Kuliyadaha,Arday iyo marti Sharaf kale waxayna iskugu jirtay soo bandhigidda Midowga ardayda Kuliyada...

Jaaliyada soomaaliyeed ee Uk oo soo dhaweyey dhalinyaradda tahriibayaasha ee dalka dib loogu soo celiyey

jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Ingiriiska ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay dadaalka Dowladda Soomaaliya ay ku soo deynayso muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku jira...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo soo dhawayeeyay howlgallo lagu baacsanayo xubno xiriir la leh Al-shabaab 

Dr C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo shir guddoominayay kulan ay Maanta isugu yimaaddeen Golaha wasiirrada ee Maamulka Puntland ayaa sheegay inay ka go’an tahay...

Ugu Akhris Badan