Wararka

Ra’iisul wasaare Khayre oo Istanbul Ganacsato kula kulmay (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo uu wehliyo wasiirka Ganacsiga iy Warshadaha ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulan kula qaatay Ganacsato Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya...

Shirka iskaashiga dhaqaalaha Dalalka Qaaradda Afrika iyo Japaan oo ka furmay Magaalada Johannesburg

Pretoria (SNTV)- Waxaa Maanta Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ka furmay shir looga hadlayo iskaashiga xagga dhaqaalaha ee Dalalka Qaaradda Afrika iyo Jabaan. Kulankan...

Munaasabad lagu Walaalaynayay Ciidamada Soomaaliyeed oo ka dhacday Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Munaasabadan  lagu dhiirri gelinayay shaqada ay Qaranka u hayaan  Sadaxda Ciidan ee Militeriga  Asluubta iyo Booliska ayaa lagu qabtay xaruunta Gaadiidka Ciidanka  Booliska Ee...

Faah faahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya

Kenya(SNTV) Weerarkan ayaa dad xog-ogaal ah oo deegaanka ah ay sheegeen inuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Shimbir Faatumo oo ku taalla Koonfurta Mnadera ee...

Wasiirada Khayraadka Biyaha ee Jaamacadda Carabta oo shir ugu soo geba geboobey Kuwait

Kuwait(SNTV) Shir weynaha 3aad ee Arrimaha Biyaha Carbeed ee heer Wasiir ah ayaa lagu soo gabagabeeyay Dalka Kuwait,iyadoo go’aanada soo baxay ay yihiin kuwo waxtar...

Ugu Akhris Badan