Wararka

Wasaaradda Waxbarashada dalka oo dib ula wareegtay xarun ay lahayd oo dad shacab ah daganaayeen

Xaruntaan wasaaradda waxbrashada hidaha iyo tacliint sare ay lahyd ayaa waxaa degnaan jiray masuuliyiinta ugu sarraysa wasaaradda waxbarshada, waxaana muddo ka badan 25-sano daganaa...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Markab taagan badweynta Soomaaliya kula kulmay Wafti ka Socda Midowga Yurub

Muqdisho(SNTV);- Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaali​ya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed (Khadar) )ayaa maanta booqday markab ay leeyihiin ciidamada Talyaaniga ee qaybta ka...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida dawladda Djibouti

Djibouti (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyaan Taliyaha hoggaanka baarista Dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed...

Guddoomiyaha Gobolka oo uga warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare qorshe hawlleedka Maamulka Gobolka Benaadir

Muqdisho(SNTV):–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay ugu warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo Xiriirka Dawlad Goboleedyada...

Duqa Muqdisho oo Daah-furay mashruuca qiimeynta bulaacadaha Caasimadda

Muqdisho, 08 May 2018 – Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray mashruuc lagu soo diyaarinayo daraasad...

Ugu Akhris Badan