Wararka

Doorashada Mexico: Lopez Obrador oo ballan qaaday isbedel qotodheer kadib guushiisa ‘Sawirro’

Muqdisho (SNTV) Musharaxa xisbiga garabka bidix Andres Manuel Lopez Obrador ayaa sheegay inuu la imaan doono isbedel inta badan ku wajahnaan doono dhinaca masuq...

Wejiga labaad ee dib u eegista Dastuurka oo la daah-furay

Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka iyo Hirgelintiisa ayaa kullan ay ku yeesheen Magaaladda Muqdisho waxay ku daahfureen Wajiga labaad ee dib-u-eegista Dastuurka KMG-ah. Gudoomiyaha...

Khilaaf Xooggan oo ka dhex-taagan  R/wasaaraha Jarmalka & W/A/gudaha dalkaasi oo kudhow inuu xilka iska casilo. ‘Sawirro’

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha gudaha dalka Jarmalka ayaa qorshaynaya in kulankii ugu dambeeyay uu la qaato R/wasaaraha Jarmalka Angela Merkel kadib markii uu ku...

  Duqa Muqdisho oo ku bogaadiyey bulshada caasimadda kaalintii ay ka qaateen xuska todobaadka xorriyadda Muqdisho, 2-da Luulyo, 2018; Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan...

Jubba Hoose oo Al-shabaab looga dilay malleeshiyo badan

Ciimmada Malateriga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa dilay koox malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab kaddib markii ay qaadeen weerar qorsheysnaa. Taliska qeybta 43-aad...

Ugu Akhris Badan