Wararka

Kismaayo oo noqotay degmadii ugu dambeysay ee wareega 1-aad ka gudubto

Muqdisho (SNTV)-Tartanka caawa waxaa ku ballansanaa degmooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo oo ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Galgaduud. Dhuusamareeb ayaa ka jawaabtay mid kamid a...

Dowladda iyo wakiillada caalamka oo Muqdisho ku shiray

Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa Muqdisho ka furay shir looga diyaar garoobayo shirka loo qaban doono  Bisha June Soomaaliya ee ka dhacaya dalka Belgium-ka. Shirkaan...

Sarkaal ka socda Kuuriyada Waqooyi oo Mareykanka kula kulmay Mike Pompeo

Wakiilka Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Yong Chol ayaa la kulmay Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo kadib markii ay munaasabadda kulanka lagu qabtay dhismo...

Wakiilo ka socda Hay’adaha Dowladda FS iyo Bulshada Rayidka oo Tababar loogu qabtay Kenya

Mumbasa(SNTV) Tababarkan oo loo qabtay wakiilo ka kala socoda hay’adaha kaladuwan ee Dowladda Soomaaliya iyo Ururada bulshada Rayidka ayaa lagu qabtay magaalada Mombasa ee dalka...

Ciidamada Xasilinta Caasimadda oo gacanta ku dhigeen Rag hubeysan

Muqdisho(SNTV) Howlgaladii ugu dambeeyey oo ay sameeyeen Ciidamada Xasilinta Caasimadda ee Muqdisho 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka mid ahaa howlgal lagu...

Ugu Akhris Badan