Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kormeeray Maxkamadda degmadda Warta Nabadda

Muqdisho (SNTV), Wasiirka Cadaalada  Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Booliska, Xarunta degmadda Warta Nabadda iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo safar shaqo ugu maqnaa Jabuuti oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho(SNTV);- Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda jabuuti ayaa...

Fanaan Axmed Naaji Sacad oo lagu soo dhaweeyay Kanada

Ontario(SNTV)–Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Ustaad Al-Fanaan Axmed Naaji Sacad ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee dalka Canada. Fanaanka waxaa lagu martiqaatay munaasabada Calanka...

Tartanka Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xiise leh u socda.

Muqdisho(SNTV)—Tartankii Kubadda Koleyga ee Wiilasha iyo Gabdhaha ee Degmooyinak Gobolka Banaadir ayaa wali si habsami leh uga soconaya Garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho. Shaley oo...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dawladda Kenya

Nairobi (SNTV), Kulan gaar ah ayaa wuxuu maanta magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ku dhexmaray  Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi...

Ugu Akhris Badan