Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Caddeeyay in la Joogo Xilligii Awoodda loo soo Celin Lahaa Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho, June 09, 2018—-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qeyb galay shir ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga madaxa...

Degmooyinka Warta-Nabadda & Jilib oo ku kala baxay su’aalihii dheeraadka ahaa

Muqdisho (SNTV)-Habeenkan caawa ah waxaa ku wada ballansanaa wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan degmooyinka Warta Nabadda & Jilib oo ka kala tirsan...

Madaxwayne Farmaajo oo amray hay’adaha amniga inay wadooyinka furaan.

Madaxwaynaha JFS ayaa amray hay’adaha amniga dalka inay shacabka u furaan wadooyinka Muqdisho, si loo sahlo isku socodka dadwaynaha iyo gaadiidka. Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo daah furay wadatashiga diyaarinta Buugga waxbaridda cod-bixiyaha iyo wacyi-galinta Arrimaha Doorashooyinka

Muqdisho (SNTV:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta daah furay wadatashiga diyaarinta Buugga waxbaridda cod-bixiyaha iyo wacyi-galinta Arrimaha Doorashooyinka. Muddo labo malamood...

Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda JFS oo Xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda ka furatay Magaalada Hobyo

Hobyo(SNTV):–Hay’adda Socdaalka iyo jisniyadda ayaa markii ugu horeysay xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furatay Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug. Xafiiskan laga furay...

Ugu Akhris Badan