Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda, Warfaafinta & dowladda Hoose

Muqdisho(SNTV):—-Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta si uu ugu kuur galo...

Wasiirka Amniga XFS oo saxiixay heshiis 40 Milyan ku kacaya oo Booliiska lagu dhisayo

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuuker Isloow Ducaale ayaa maanta Heshiis dib loogu dhisayo Ciidanka Booliska Soomaaliya Heer Federalka iyo...

Kismaayo & Warta-Nabadda oo isugu soo haray gaba-gabada tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Tartanka caawa waxaa wada ballansanaa degmoooyin 4-ah oo isugu soo  haray afar dhammaadka tartanka,  Qeybta hore ee tartanka ayaa waxaa isku arkay degmooyinka...

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada oo lacag ciidsiin ah u qeybiyey kudhawaad 100 carruur ah oo ay dhaleen wariyaashii ku dhintay Muqdisho

Muqdisho(SNTV):–Carruurtan oo ay ka tageen 25 wariye oo Muqdisho ku dhintay laga soo bilaabo 2007-dii ayaa waxaa maanta loo qeybiyay lacag ciidsiin ah oo...

Generaal Thomas Waldhauser” Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii looga hortagi lahaa ficilada foosha xun ka hor inta aysan dhicin.”

Muqdisho(SNTV);- War ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareynkanka ee Afrikaa ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii kordhin...

Ugu Akhris Badan