Wararka

Soomaaliya & Itoobiya oo gaaray heshiiyo dan u ah labada dal.

Muqdisho(SNTV):-Kadib kulan muhiim ah oo maanta muqdisho ay ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa lagu...

Raiisul wasaaraha Itoobiya oo madaxtooyada Soomaaliya shir kula leh madaxda sare ee Qaranka

Muqdisho(SNTV) Wafdiga uu hoggaaminayo raiisul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed oo goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa haatan kulamo kula leh madaxtooyada Soomaaliya madaxda sare...

Madaxda Qaranka oo Muqdisho ku soo dhaweysay raiisul wasaaraha Itoobiya+sawiro

Muqdisho(SNTV)- Waxaa goor-dhow Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay Diyaarada siday wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed,oo markii ugu...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo maanta la ciiday Shacabka Muqdisho.

Muqdisho, June 15, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta socdaal ku tegay deegaanka Daaru-salaam, Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo isweeydaarsaday hambalyada Ciidda

Muqdisho, 15ka Juun 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Masar Mudane...

Ugu Akhris Badan