Wararka

Madaxweynaha JFS oo ku wajahan Magaalada Addis Ababa.

Muqdisho(SNTV Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Addis-Ababa, halkaasi uu kaga qeybgalayo shir aan caadi ahayn oo madaxda...

Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo looga hadlay u diyaar Garowga Maalmaha Xoriyadda

Muqdisho, June 20, 2018–Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo shir guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga ah

Muqdish (SNTV), Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta la hadlay Warbaahinta, ayaa ka warbixiyey Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalo xeebeedka Warsheekh ee Gobolka Shabeelle Dhexe .

Muqdisho (SNTV), Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle, mudane Maxamed Cabdi Waare oo qeyb ay ka yihiin  Madaxweyne ku xiggeenka maamulkaasi, Wasiiro iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay dhiggiisa Norway

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ku sugan magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkaasi,...

Ugu Akhris Badan