Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo Ra’iisul Wasaare Khayre Kulan soo Dhaweyn ah ugu Sameeyey Oslo

Norway(SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaye, ayaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddankaasi ku dhaqan,...

Duqa Muqdisho oo guddoomiyeyaasha degmooyinka kala hadlay xuska toddobaadka xorriyadda

Muqdisho, June 20, 2018--Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo shir guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....

Madaxweyne Farmaajo “Mucaarad waan u baahannahay”

Madaxweynaha J.F.S ayaa sheegay in uu soo dhoweynayo Dhaliilaha Mucaaradka, hasa yeeshee ugu yeeray in Danaha siyaasaddeed ee gaarka ah ay ka horumariyaan danta...

Haweeneey ku eedeeysneyd Al-Shabaab oo isu dhiibtay Booliiska Kenya

Nairobi-(SNTV)-Mumina Eroba oo ay Boliiska Dalka Kenya Madaxeeda dul dhigeen Hal Milyan oo Shilin Bil ka hor ayaa Maqribnimadii Talaadada isku dhiibtay laamaha ammaanka...

Kenya oo laga dalbaday in ay Qaxootiga u ogolaato in ay si xor ah u Ganacsadaan

Muqdisho(SNTV); Qaramada Midoobay ayaa Xukuumadda Kenya ka dalbatay in ay u ogolaato Qaxootiga dalkeeda ku sugan dhaq-dhaqaaqa xorta ah oo awood u siinaya in...

Ugu Akhris Badan