Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Paul Kagame

Kigali(SNTV):– Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda...

Guddoomiyaha Bankiga dhexe oo sheegay in sare u kaca sicirka ay waxa ka qaban doonaan

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali ayaa ka warbixiyay lacagaha cusub ee dalka loo soo daabacayo iyo sare u...

Udiyaar garowga Munaasabada 26 June

Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadah Taariikhda dalkeen Soomaaliya Qaaliga ku...

Madaxweyne Farmaajo oo qalabbeeyey Isbitaalka Xoogga

Qeybta qaliinka ayaa  lagu kordhiyay Isbitalka Xoogga Dalka oo dhismihiisa dhawaan la soo geba gebeeyey,iyadoo loogu talagalay in lagu qabto adeegyada Caafimaadka ee muhiimka...

Maamulka Degmada Dolow oo ka hadalay dhismaha Garoonka Dolow

Maamulka Degmada Dolow aya dhagax dhigay dhismaha qeybta Nashada garoonka  Degmadda Dolow. Iyaado  lagu dhisayaa Barnaamij ay iska kashanayaan Wasaarada Arimha gudaha Jubaland hay,ada DRC...

Ugu Akhris Badan