Wararka

Safaaradda Kuwait oo dhiiri gelin u sameysay arday qalin bedelatay

Kuwait(SNTV) Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kuwait ayaa Xaflad ballaaran oo dhirogelin ah  u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan ka qalin jabisay Jaamacadaha iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ku Amray Wasaarada Amniga in ay dedejiso Siyaasadda Xakamaynta Qaxootiga soo gelaya Dalka

Muqdisho(SNTV): –Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan ay golaha wasiirradu ku yeesheen Muqdisho ayaa ku amray wasaaradda amniga gudaha...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Afar Alshabaab ah oo midi  haween tahay

Muqdisho (SNTV)- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii  Bishii 4aad  ee sanadkan, iyadoo xilligaas lala xiriirnayay...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo Shiinaha ku kulmay

Muqdishso (SNTV)- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa wadahadallo lagu sii xoojinayo xiriirka soojireenka ah ee...

Golaha wasiirada XFS oo ansixiyay Xeerka Xayiraadda Lacagaha

Muqdisho(SNTV);- Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, kaas oo...

Ugu Akhris Badan