Wararka

Maamulka G/Banaadir oo bilaabay Ololaha ka hortaga dokumentiyada Been Abuurka ah

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyey howlgalka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ku soo qabteen qaar...

Wasiirka Difaaca XFS oo kormeeray Warshadii hore ee Tolmada dharka Ciidanka Xoogga

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir Aden Cilmi ayaa...

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo xoojinaysa kaalinta Bulshada ee ka qayb-qaadashada Nabad-galyada

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisaya Shir Wadatashiga oo ah mid xoogga lagu saarayey ka wada qeyb-qaadashada sugidda Amniga...

Ciidanka Booliska oo sameeyey howlgal lagu soo qabtay kooxo Burcad ah

Muqdisho (SNTV) Howlgal ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Isgoyska Buur Cali Janaale oo kala qeybiya degmooyinka Kaxda iyo Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa lagu...

Caadeystayaal ka tirsanaa Alshabaab oo la xukumay

Muqdisho (SNTV)- Abuukar Cabdi  Abiikar, Cabdirisaaq Shaahid Aadan Kheyrdoon, Saleebaan Muxsin Sheekh Maxamed, Cabdi Cali Isaaq Cilmi iyo Ilyaas Ciise Sheekh Cali ayaa lagu eedeeyay...

Ugu Akhris Badan