Wararka

Guddiyada dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Muqdisho kulan ku yeeshay

Muqdisho (SNTV), Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo  hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta ku wareejiyey guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta...

Wasiir Beylah “Dakhliga Dalka ilaa iyo 58% ayaan Daboolnay”

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi raxmaan Ducaale Beylah ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu faahfaahiyay waxyaabihii u qabsoomay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Khudbad ka jeediyay Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo Wadamada Carabta.

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Khudbad ka jeediyay shirka Sideedaad ee Madasha Iskaashiga...

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii caleema saarka Madaxweynaha Turkiga

  Muqdisho: 11ka Luuliyo 2018; Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga iyo shirka Madasha Iskaashiga...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo daahfuray hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga

Muqdisho (SNTV), Xafladaan lagu daahfurayey hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga ah ee maxkamada sare , tan racfaanka iyo mida gobolka banaadir, Ayaa waxaa kasoo qeyb galay...

Ugu Akhris Badan