Wararka

Ra’iisalwasaare kuxigeenka dalka oo gudoomiyey Shir looga hadlayay Qorshaha amniga qaranka iyo la dagaalanka Xagjirnimada

Muqdisho September 24 (SNTV);-Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Guddoomiyeyay Shir looga hadlayay arrimaha Amniga Qaranka oo lagu qabtay...

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka Cimilada Puntland oo La dhaariyay

Muqdisho September 24 (SNTV);-Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24 Sep 2018 qasriga Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Magaalada Boosaaso lagu dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka...

Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Buurhakaba

Muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuur oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal Maleeshiyaadka Al-shabaab...

Wasaarada waxbarashada dowlada soomaaliya oo sheegtay inay muhiim tahay in lagawada qeybqaato horumarinta waxbarashada dalka

Muqdisho September 24 (SNTV);-Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Khaarijiyay degmada Qoryooleey

muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xalay Kooxda argagixisada Al-Shabaab weerar ku...

Ugu Akhris Badan