Wararka

Maamulka Hirshabeelle oo Hay’adaha Samafalka ugu baaqay iney soo wargeliyaan Xilliyada ay shaqaalaha cusub qaadanayaan

Muqdisho(SNTV);- Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maamulka Hirshabeelle ayaa ugu baaqday Hay’adaha kala duwan ee ka howgala deegaanada Hirshabeelle iney Wasaaradda ku soo wargeliyaan xilliyada...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtay kaddib Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Muqdisho, 19 Luuliyo 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib shirkii miro dhalka ahaa ee...

Natiijada tartanka gabdhaha gabya oo ay BBC-da qabatay oo la soo saaray

Idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa Magaalada Garowe kusoo gabagabeysay Tartan xaga gabayada ah oo ay uqabatay gabdhaha da’da yar ee gabya kadib munaasabad...

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida oo eedeysanayaal xukuntay

Muqdisho (SNTV)-Iyadoo tira dhowr jeer ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda loo heysto 18-qof oo ka tirsan Guutada 14ka October ee ciidamada...

Madaxweynaha JFS oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgiumka ugu baaqay iney ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka

Muqdisho(SNTV);-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Jaaliydda Soomaaliyeed ee dalka Belgiumka kula kulmay magaalada Brussels ayaa uga warbixiyay Xaaladda dalka...

Ugu Akhris Badan