Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulan Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho

Muqdisho(SNTV):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan looga hadlayay sidii horumarin loogu samayn lahaa shaqada dekadda...

Shir ku saabsan dhibta Gudniinka Fircooniga ah oo Muqdisho ka furmay

Shirwayne caalami ah oo looga hadlayey qattarka gudniinka gabdhaha gaar ahaan kan fircooniga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdisho, Shirka oo ay soo qabanqaabisay...

Eritrea Oo Magacowday Danjirihii Ugu Horreeyey Ee U Fadhin Doona Ethiopia.

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea, Yemane Meskel waxa uu Bartiisa Twitter-ka ku sheegay in Danjiraha cusub ee la magacaabay uu yahay Ambassador Semere Russom,...

Filim qaadihii Daacish oo maxkamad la soo taagay

Muqdisho (SNTV)-Ugu horreynba waxaa loo jeediyay eedda ay soo diyaariyeen Xafiiska Xeer ilaalinta ee ka koobneyd xilliyadii  uu ku soo qaatay kooxaha argagaixisada ee...

Wajiga Sadexaad ee Tababar ay ka qeyb galayaan suxufiyiin ka socda Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho (SNTV) -Siminaarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta oo ahaa wajigigiisi Sedexaad ee loo qabto warbaahinada Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada Koonfur Galbeed iyo...

Ugu Akhris Badan