Wararka

Eng. Yarisow oo Ganacsatada Gowraca Xoolaha kala hadlay Nadaafadda deegaanka iyo Faayadhowrka

Muqdisho (SNTV), Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan looga tashanayay sidii xal-waara loogu heli lahaa nadaafad xumida...

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo dhaweeyey mideynta howlgallada ammaanka Caasimadda

Muqdisho (SNTV)- Shirka todobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka Gobolka ee uu kaga qeyb qaadanayo barnaamijka Is-xilqaan oo...

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey Shirka Wadajir ah ee Golaha Wasiiradda XFS iyo Puntland

Muqdisho (SNTV)-, Shirkaan wadajirka ah ee ay maanta Magaaladda Garoowe ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda dowlad Goboleedka puntland, ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo Shir guddoomiyey kulanka Guddiyada joogtada ah

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Amb Mohamed Mursal Sheikh oo Shir guddoomiyey kulanka Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal...

Rabshado dad ay kudhinteen oo ka dhacay dalka Zimbabwe kaddib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashadii madaxtinimada

Muqdisho 2da August 2018 (SNTV):-Inta la ogyahay seddax qof ayaa ku dhintay bannaanbaxyo rabshado wata oo ka dhacay caasimadda waddanka Zimbabwe Harare, kaddib markii...

Ugu Akhris Badan