Wararka

Horjoogeyaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah nabadiidka Al-shabaab  ka sameeyey deegaano hoostaga Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellada Hoose  ayaa waxey...

Jubbaland oo dayactireysa Buundooyinkii ku burburay fatahaaddii Webiga Jubba

Kismaayo-(SNTV)-Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland , Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud (Luga-dheere) ayaa Maanta kormeer ku tagey Buundada Baar-Sanguuni oo uu dayactir ku...

Wafdi uu hoggaaminayo Abshir Bukhaari oo gaaray Cadaado

Cadaado-(SNTV)-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigenka 1-aad ee golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado ee xarunta...

Rag lagu doonayo 10 Milyan oo Doollar

USA-(SNTV)- Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka ayaa 10 Milyan oo Doollar u ballan qaadday ciddii keenta xog lagu soo qaban karo, Abdullah Ahmed...

Shir looga hadlayo xaaladda Dhulka Soomaalida Itoobiya oo la filayo inuu ka dhaco Addisababa

Addis ababa-(SNTV)-Madax sare oo ka tirsan Gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Addis Ababa Maanta oo Jimac ah,...

Ugu Akhris Badan