Wararka

Sareeye guuto Saalax“Waxaan dilnay Dhagarqabe ka qeyb qaatay Qaraxii Soobe iyo Mid Pakistan ah”

Muqdisho (SNTV)- Ciidammada Xoogga Dalka ayaa guulo waa weyn ka gaaray Howlgalo baaxad leh oo ay ka sameeyeen deegaano ka mid ah Gobalada Hiiraan...

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay Suudaanta Koonfureed

Muqdisho (SNTV):- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,isago ku sii jeeda Dalka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sheegay in dib u dhis lagu sameynayo Xarumahii Milatariga ee ku yaalla degmadda Deyniile

Muqdisho (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Abaanduullaha Ciidanka Difaaca S/guuto Odowaa Yuusuf Raagge oo ay wehliyaan Saraakiil kale...

Kulan looga hadlayey doorka Haweenka ee ka qeyb galka Siyaasadda dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV)-kulankan ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumariinta Xuquuqda Aadanhay XFS ayaa looga hadlay Awoodiinta iyo sare u qaadida Doorka Ka Qeyb galka...

R/wasaare Kuxigeenka Dalka oo Xariga ka jaray Xarun Labaad oo ay yeelaneyso Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho (SNTV)- Dib u dhiska xarunta labaad ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay ka gacan geysatay Dowladda Swedan ayuu xariga ka jaray Ra’iisul Wasaare...

Ugu Akhris Badan