Wararka

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa...

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee G/Shacabka oo kullan la qaatay Mas’uuliyiinta Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):-Kulanka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka uu maanta la qaatay Mas’uuliyiinta hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo Barakacyaasha ayaa...

kusimaha madaxwaynaha dalka oo la kulmay madax ka socotay midowga yurub

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):- Kulanka oo uu shir Guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka oo ka qeyb galay Carwada Bandhiga Buugaagta Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta ka qayb galay carwada Bandhiga buugaagta Muqdisho Sanadkii 4aad, ( The Mogadishu...

G/Shacabka oo kullan la qaatay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

Muqdisho(SNTV);- Kulanka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka uu maanta la qaatay Mas’uuliyiinta hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo Barakacyaasha ayaa ahaa mid Guddiga...

Ugu Akhris Badan