Wararka

Guddoomiye Tuulax oo sheegay in aan loo dulqaadaneyn caburinta dhalinyarada

Muqdisho (SNTV):- Mas”uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arin dhalinyarada si wayn u hadal hayeen oo ka dhacday Saldhiga Degmada Xamar Jajab ee Gobolka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee magaalada Minya dalka Masar

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacday magaalada Minya ee dalka Masar,...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta si wadajir...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo u ambabaxay Dalka Mareykanka

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka, halkaas oo uu ka qeyb gali doono shir...

Xubno katirsan Labada Gole ee Baarlamaanka oo bogaadiyey dhalinyaro Garbahaareey ka hirgeliyey Maktabad

Muqdisho (SNTV) Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyey dhalinyarada hirgalisay Maktabadda degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo, kadib munaasabad...

Ugu Akhris Badan