Wararka

Madaxweynaha oo farxadda ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho, August 21, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka...

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in munaasabadda ciidda farxadda la deeqsiiyo dadka danyarta ah

Muqdisho(SNTV): – Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Carafa u diray shacabka...

R/wasaaraha XFS oo Saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan Qof Masjidka Isbahaysiga.

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho. Mudane Xasan Cali...

Ciidanka Amniga oo xiray nin ka been sheegay NISA

Ciidammada Amniga ayaa soo xiray nin sameystay warqado been abuur ah, kaas oo sheegtay in hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranku u magacowday Jubaland. Hay'adda...

Maamulka G/Banaadir oo Qalabka Naafada u qeybiyey qaar ka mid ah Dadka Naafada ah

Muqdisho (SNTV)- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u qeybiyey gawaarida dadka naafada ah, qaar ka mid ah naafada ku nool Gobolka. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka...

Ugu Akhris Badan