Wararka

Ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo furmay

Gaalkacyo (SNTV)-Daahfurka Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug waxaana ka qeyb galay Wasiiro...

Shir Arrimaha Socdaalka ku saabsan oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SNTV): – Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir looga hadlayo wada shaqeynta hey’addaha ka howlgala albaabada Dalka laga soo galo...

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka wada hadlay dardargelinta Adeegyada Bulshada

Muqdisho(SNTV): – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horaysay oo loo xiray Darajada Sarreeye Guuto

Muqdisho(SNTV): — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo kormeer shaqo ku tagay Cisbitaalka Xoogga dalka

Muqdisho(SNTV);- Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarshe ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii la magacaabay wuxuu kormeer...

Ugu Akhris Badan