Wararka

Madxaf labo qarni jiray oo gubtay

Isniin, Sept 23, 2018 Muqdisho (SNTV) Dab wayn ayaa ka kacay madxafka qaranka ee dalka Brazil ee ku yaalla Rio de Janeiro, wuxuuna ahaa...

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo xalay booqday Bukaanadi ku waxyeeloobay weerarki Howlwadaag

Isniin, Sept 3, 2018Muqdisho (SNTV) Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay booqday Cisbitaalada Digfeer iyo Madiina oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay Weerarkii...

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan argagixisada Shabaab

Muqdisho(SNTV);- Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo...

Baarlamaaka midawga afrika oo cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay muqdisho

  Shir ay ku yeesheen midawga Baarlamaanka Afrika magaalada Qaahir  ayaa looga hadlay arinta soomaaliya. Mustafe Aljundi oo ah guddoomiyaha golaha Baarlamaaka woqooyiga Afrika ayaa ugu...

Shirka Afrika iyo Shiinaha oo maanta ka furmaya Beijing

Beijing-(SNTV)- Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan madaxda...

Ugu Akhris Badan