Wararka

Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Eritrea iyo RW Itoobiya oo ku kulmaya Asmara

Muqdisho, Sebtembar 5, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha...

Ciidanka Xoogga dalka oo Magaaladda Marko kusoo bandhigay Horjoogeyaal Kooxda Alshabaab ka tirsan

Muqdisho September 5 (SNTV):- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gudaha iyo daafaha Magaaladda Marko ee Xarunta gobolka Sh/Hoose waxay kusoo qabteen...

Marwada koobaad ee dalka oo ka qeybgashay Shir looga hadlayay Cudurada AIDS-ka iyo TB-da oo ka dhacay Bijiin

Muqdisho September 5 (SNTV);-Shir looga hadlayay arrimo la xariira ka hortagga cudurada AIDS  iyo TB-da oo ay ka qeybgaleen Marwooyinka Madaxweynahayaasha Qaaradda Afrika ayaa...

Al-shabaab oo Godane ugu baroordiiqday weerarka Masaajidda iyo Malcamadaha Qur’aanka

Afar sanno ayaa laga joogaa geeridii horjoogihii Al-shabaab Axmed Cabdi Aw-godane, waxaa lagu dilay deegaan lagu magacaabo Haawaay oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose...

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran oo sheegay in Baydhabo lagu dooran doono 2 kursi oo Golaha Sacbka ka banaan

Muqdisho (SNTV)- Iyadoo maalintii shalay magaalada Dhuuso-Mareeb lagu doortay kursi ka banaanaa Golaha Shacabka uuna ku guuleystay C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa guddiga doorashooyinka Qaranka...

Ugu Akhris Badan