Wararka

Duqa Muqdisho oo Cambaareeyay weerarkii naftii halignimada ahaa ee argagixisada ay ka geysteen degmada Hodan

  Muqdisho(SNTV);- Kooxda argagixisada Al-Shabaab ayaa maanta mar kale weerar ismiidaamin naftii halignimo ah ka geystay xarunta degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,halkaasi oo ay ku bur...

Tubaakada”Khatarta heysata Jiilkeenna dahabiga ah”

  4 illaa 5sano kahor waxa aad loo yaqaanay qaadka, sigaarka, badeecada oo shiishada ah, tubaakada iyo calaqa; balse waxaa ka dambeeyay oo dalka yimid...

Al-Shabaab oo mar kale Qarxiyay Masjid ku yaala Degmada Hodan

Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab oo lagu yaqaano ficilo aanan diinta Islmaanka raad ku lahayn ayaa mar kale Qarxiyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee magaalada...

Madaxweynaha JFS oo maanta furaya kalafadhiga afaraad ee Golaha shacabka

Muqdisho(SNTV);– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo isniin ah si rasmi ah u furaya kalafadhiga afaraad ee Golaha shacabka Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Sudan oo kala diray Golihii Xukuumadda

(SNTV)-:Madaxweynaha dalka Sudan Omar al-Bashir,ayaa kala diray golihii xukuumadda,si uu wax uga qabto dhibaatooyinka dhaqaale ee ka jira dalkaasi. Hadal uu Madaxweynuhu soo saaray saacidihii dambe...

Ugu Akhris Badan