Wararka

Talisyada ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Suudaan oo iska kaashanaya xoojinta wadashaqeyn ee labada dhinac

Muqdisho september 10 (SNTV);-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa  u ambabaxay magaaladda  Khartuum ee dalka Sudan,...

Qaramada midoobay oo soo dhoweeysay Heshiiskii Soomaaliya,Itoobiya iyo Eriteriya

Muqdisho september 10 (SNTV);-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, ayaa soo dhoweeyay booqashada maalmo ka hor ay dalka Jabuuti ku tageen Wasiirada arrimaha...

Al-shabaab oo Musalsal ka dhigtay beegsiga Masaajidda

Sida looga bartay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab waxa ay mar kale Qarxiyeen Masaajid dhinaca ku hayey xarunta degmada Howl-wadaag. Gaariga Walxaha Qarxa laga soo...

Wasiir Maareeye oo Doha kula kulmay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Qadar

Muqdisho september 10 (SNTV);- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo booqasha ku jooga dalka Qadar ayaa magaalada Doha kula...

Madaxweynaha Jamhuuriyada oo ka tacsiyadeeyey qaraxii maanta

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee Somalia mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cambaareeyey Qaraxi maanta kadhacay magaalada muqdisho. Madaxweyne Farmajo oo ka hadlayey furitaanka kalfadhiga 4...

Ugu Akhris Badan