Wararka

Ciraaq oo ciidamo u dirtay xuduudda Turkiga

Muqdisho September 18 (SNTV):-Sida uu qoray wargeyska Daily News, ee ka soo baxa Turkiga, waxa dowladda Ciraaq ay go'aansatay in ay ciidamo ilaaliyo u...

Qaramada midoobay oo soo dhaweysay kulanka Hogaamiyaasha Jabuuti iyo Eritrea

Muqdisho September 18 (SNTV):-Xoghayaha guud ee QM ayaa  ammaanay kulanka hoggaamiyayaasha Jabuuti iyo Eritrea Sida ay qortay wakaaladda wararka AFP, xogyaha guud ee Qaramada Midoobay...

Hogaamiyayaasha Eritrea iyo Jabuuti oo kulan taarikhi ku yeeshay waddanka Sacuudiga

Muqdisho September 18 (SNTV):-Magaalada Jidda ee dalka Sacuudiga waxaa ku kulmay madaxweynayaasha Jabuuti iyo Eritrea, waa bog cusub oo lagu hormarinayo nabadda iyo xasilloonida...

Amiirka Qatar oo Saxiixay Labo Heshiis oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Qatar

Muqdisho September 18 (SNTV):-Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qatar ayaa saxiixay labo Heshiis oo hore ay u wada galeen...

Guddigi Aqalka sare uu u diray kismaayo oo la Kulmay Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland

Muqdisho September 18 (SNTV):-Wafdi ka kooban toban Xubnood oo ka tirsan Aqalka sare ee parlamaanka dalka una ambabaxay magaalada kismaayo  ayaa la kulmay Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan