Wararka

Wafuudii Aqalka sare oo kulamo kaladuwan la yeeshey madaxda iyo bulshada maamul goboleedyada

Muqdisho (SNTV)- Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii loo xalin lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda...

Duqa Muqdisho oo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in la garab istaago Caruurta Agoonta ah

Muqdisho (SNTV):-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo booqday Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in la...

Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo maanta gaaray magaaladda Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SNTV)- Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta  gaaray Maagaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, si ay uga shaqeeyaan xal waara iyo isfaham...

Goormaa la qabanaya ciyaarta kama dambeysta ah ee degmooyinka Caasimadda?

Muqdisho (SNTV)- Sebteembar 18, 2018:Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan wadatashi ah oo looga hadlayay mudeynta...

Lix cunto oo sababa in qofka uu ku hurdo goobtiisa shaqo

Muqdisho September 18 (SNTV):-Akhristow  waa laga yaabaa in aad aragto adigoo  Gamaayoonaya ama (lulmooday) waxaana laga yaabaa inay kugu dhacday  in ku huruddo Kursigaaga...

Ugu Akhris Badan