Wararka

Dowladda Jabaan iyo AMISOM oo dib u dhis ku sameeyay Saldhigga Boliiska Dayniile

AMISOM ayaa Saraakiisha Boliiska Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir ku wareejisay Saldhigga Boliiska Deyniile oo dib dayactir ballaaran ay ku samaysay Dowladda Jaban oo kaashanaysa...

Askari dhac geystay oo ay Maxkamadda Ciidamada xukuntay…

Muqdisho (SNTV)- Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi   ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha  degmada Hodan  xilli uu dhac u  geysanayay dadka ka soo baxay...

kulan looga hadlaayey barashada Farsamooyinka gacanta oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlaayey dardargelinta barashada farsamooyinka gacanta, kobcinta dhaqaalaha iyo shaqa abuurida dhalinyarada soomaaliyeed oo ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada , hidaha iyo tacliinta...

Warsaxaafadeed:- Booqashadii Wasiirka UK ee Arrimaha Afrika ay ku timid Soomaaliya

Muqdisho (SNTV);- Wasiirka UK ee Arrimaha Afrika, Harriet Baldwin MP, ayaa safarkii ugu horeeyay ku timid daba-yaaqadii todobaadkan Soomaaliya,iyadoona booqatay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa. Wasiirada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Ingiriiska Ee Arrimaha Afrika

Muqdisho (SNTV);- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika, Harriett Baldwin, oo Muqdisho ku...

Ugu Akhris Badan