Wararka

Mid kamid ah raggii ka dambeeyay Xasuuqii 14-ka October oo dil toogasha ah lagu fuliyay

Muqdisho (SNTV)- Xasan Aadan Isxaaq ayaa isaga wada ka ahaa gaarigii labaad ee ku qarxay isgoyska Dan-wadaagaha kaasi oo fura u ahaa gaariga weyn...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda NISA oo xilkii iska casilay

Muqdisho (SNTV);– Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya  (NISA) Mudane  Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa iska casilay xilka agaasimaha Hay’adda,isagoona warqadiisa...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qeyb galay dalka Morocco

Rabat (SNTV);- Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayaa magaaladda Rabat ee dalka Morocco ka qeyb galay...

Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda dadka Naafada ah

Muqdisho October 13 (SNTV):- Golaha shacabka ayaa maanta akhrinta 1-aad marsiiyey hindise sharciyeedka dhismaha hay’adda dadka naafada ah oo ay golaha u soo gudbisay wasaardda...

Dowladda Soomaaliya oo gudbineysa codsigeeda kamid noqoshada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Muqdisho (SNTV): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ergada Soomaaliya ee...

Ugu Akhris Badan