Wararka

Siminaar laxiriira Hormarinta xirfadddah Gabdhaha ka shaqeeya Warbaahinta oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Ururka u dooda Xaquuqda Haweenka Saxafiyiinta  Soomaaliyeed ee (SOWJRA} Somali  women Joournalist’s rights Association ayaa dood la xariirta sida kor loogu qaadi...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay dabaal degga Dhaqan ee Carabta iyo Shiinaha

Shiinaha(SNTV) Dabaaldeggii afaraad ee Wasaaradaha Dhaqanka dalalka Carabta iyo Shiinaha, ayaa ka socda dalka Shiinaha magaalooyinkiisa Beijing iyo Chengdu. Soomaaliya, waxaa uga qeybgalaya wafdi uu hoggaaminayo...

Howlgal lagu xoraynayo degmada Ceelbuur oo ka bilawday Gobolka Galgaduud

Dhuusa-Mareeb-(SNTV)- Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa wadda Qorshe la-doonayo in Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saaro deegaanno dhowr ah,kuwaas oo ay qayb ka tahay Degmadda Ceel-buur...

Dowladda Soomaaliya oo go’aanno ka soo saartay maraakiibta ganacsi ee dalka

Muqdisho-(SNTV)- Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay  wareegto lagu baabi’nayo dhammaan Shahaadooyinkii Maraakiibta Ganacsiga iyo kuwa Kalluumeysiga ee sita...

Dowlad gobaleedyada oo markale xisaab celin la weydiiyay

Muqdisho (SNTV)- War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaraddaha Maaliyadda ee dawlad goboleedyada dalka looga codsaday inay...

Ugu Akhris Badan