Wararka

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo xubnaha ITU ka codsaday inay taageeraan Qaraarka khuseeya Soomaaliya

Dubai (SNTV):-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii isgaarsiinta iyo teknolojiyada...

Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha XFS oo ka qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan

Muqdisho (SNTV):-Xilli dhawaan Dowlada Soomaaliya ay ku dhawaaqaday Barnamajika Isxilqaan oo lagu dhisayo xarumihii Wasaaradaha iyo Goobihii Khadiimiga ahaa ee ku burburay colaadihii dalka...

Xukuumaadda FS iyo Bangiga adduunka oo kala saxiixay mashaariic horumarineed

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bangiga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada...

Muxuu muhiim u yahay Heshiiska dhinacyada Siyaasadda ee Koofurta Suudaan?

Muqdisho (SNTV)- Dhinacyada ku kala irdhoobay siyaasadda wadanka Koofurta Suudan ayaa waxaa lagu wadaa in colaadooda lagu soo dhameeyo heshiis ay marqaatiyaal ka yihiin...

Sareeye guuto Saalax“Waxaan dilnay Dhagarqabe ka qeyb qaatay Qaraxii Soobe iyo Mid Pakistan ah”

Muqdisho (SNTV)- Ciidammada Xoogga Dalka ayaa guulo waa weyn ka gaaray Howlgalo baaxad leh oo ay ka sameeyeen deegaano ka mid ah Gobalada Hiiraan...

Ugu Akhris Badan