Muqdisho November 6 (SNTV);-Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee golaha shacabka ayaa maanta la kulmay xubno ka socday Bankiga aduunka (World Bank).
Xubnihii ka socday...
Muqdisho November 6 (SNTV);-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay la socoto dad rayid ah oo waxyeelo...
Muqdisho November 6 (SNTV);-Sida ay Wakaaladda SONNA u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Dowladda waxaa maalinta Berri ah Magaalada Muqdisho kusoo wajahan wafdi heer sare...
Muqdisho (SNTV) Golaha wasiirrada oo mudda laba maalin ah uu Muqdisho uga socday kulan sannadeedka dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka ayaa isku raacay in la xoojiyo...
Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha ka guddoomay Danjiraha Dowladda Finland ay u soo magacawday Soomaaliya Mudane Erik...