Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo sagootiyay Amb. Olgan Bakar

Muqdisho (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Turkiga ee Soomaaliya, Olgan Bakar...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab

Muqdisho (SNTV)- Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada  Qalabka Sida ku soo eedeeyay in...

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaalmo u fidiyay Dhibbane Sacdiyo Saleemaan

Muqdisho (SNTV)–Hooyo Sacdiyo Saleebaan, oo ka mid aheyd walaalihii ku waxyeeloobay Weerarkii Argagixisada todobaad ka hor ay ka geysteen Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho,...

Agaasime waaxeedyo ka tirsan wasaaradda waxbarashada oo xilalka la wareegay

Muqdisho, November, 15, 2018:- Xarunta wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay munaasabad xilalka ay kula wareegayaan...

Shir ku saabsanaa Amniga Gobolka oo xalay lagu qabtay Degmada Kaaraan

Muqdisho (SNTV)–Shir xalay lagu qabtay Degmada Kaaraan ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka gobolka, Xildhibaano,...

Ugu Akhris Badan