Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Difaacyada Ciidamada ay ku leeyihiin Deegaanka Dhanaane.

Muqdisho (SNTV):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kormeeray deegaanka Dhannaane ee Gobolka Shabellada...

Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada

Muqdisho (SNTV):- Waxaa Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Garsoorka, Awqaafta Arimaha Diinta ee Golaha shacabka iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka...

Wasiirka Beeraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya,ku-xigeenkiisa iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta kullan lagu dardar gelinayo howlaha shaqo ee Wasaaradda...

Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (SNTV) Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada qabanayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo sagootisay Ardey deeq Waxbarasho ka heshay Dalka Suudaan

Muqdisho (SNTV):- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munsaabad lagu sagootinayay 124 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Suudaan. Munaasabadda ayaa waxaa...

Ugu Akhris Badan