Wararka

Dib u dhis lagu sameynayo buundada Xawaadley ee Shabeelaha Dhexe

Balacad (SNTV)- Iyadoo dhibaato xoogan lagu qabo burburka ka muuqda buundada kutaala tuulada Xawaadley oo hoostagta degmada Balcad ee gobolka SHabeelada Dhexe ayaa waxaa...

Maleeshiyaad ka tirsan Argagaxisada Al-Shabaab oo lagu laayay Gobalka Hiiraan

Beledweyn (SNTV) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Lix Dhagarqabe oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab waxay ku dileen meel u dhow degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan. Dilka...

Akhriso:- Go’aanka Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare uu ka soo saaray xal u helidda tabashooyinka Madaxda Dowlad Goboleedyada.

SNTV:-Guddiga gaarka ah ee Aqalka sare xal u helidda Khalifaadka Dowladda Feferaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa maanta soo saaray warbixin iyo go’aanno...

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo manhajka Fasalka 8-aad Diyaarinaysa.

Talaado November 27, 2018 Muqdisho (SNTV) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS, Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in wasaaraddu ay dhamaystirtay...

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telfoonka kula hadlay Amiirka Qatar

:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Khadka Telfoonka kula xiriiray Amiirka Qatar, Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani, iyagoo isla soo...

Ugu Akhris Badan