Wararka

Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG ah oo la daah-furay

Muqdishp- (SNTV)-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka   Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah qabatay munaasabad lagu daah-furayay Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG ah oo ay...

NISA oo qabatay shaqsigii soo maleegay weerarkii Hotel Saxafi

Muqdisho (SNTV)- Barta twitter-ka Hey'adda ayaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo kooban, waxa uuna u qorna sidatan "Howlgal xirfadeysan oo si taxadar leh loo...

Mareykanka oo faah faahiyay khasaaraha Alshabaab ka soo gaaray duqeymihii ugu dambeeyey

Africom (SNTV) War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada militariga Mareykanka Afrika ee Africom ayaa lagu faah faahiyay weeraro dhanka cirka ah oo...

Maleeshiyada Alshabaab oo isaga cararay degmada Xaradheere

Muqdisho (SNTV)- Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug ayaa Wararka Naga soo gaaraya waxa ay sheegayaa in Maleeshiyaadka Alshabaab ay isaga bexeen degmadaasi kadib markii...

Duqa Muqdisho oo Nairobi kula kulmay Madax Kala duwan

Muqdisho (SNTV)–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Danjiraha Dalka Maraykanka ee Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan