Wararka

Dekadda Muqdisho oo qalab casri ah oo lagu horumarinayo lagu soo kordhiyay

Muqdisho (SNTV):- Shirkada Albeyrak ee Gacanta ku heysa Maamulka dekadda Muqdisho  ayaa soo bandhigtay qalab casri ah, kaasi oo waxbadan ka tari doona socdaalka...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay xubno ka socda jaamacadda Afrika ee dalka Suudaan

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Qado Sharaf u sameeyay Guddiyada Dib-u-eegsita Dastuurka Iyo Wasiirka Dastuurka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo Kismaayo kula kulmay ururada Bulshada rayidka

Muqdisho (SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa la kulmay Safiirka dowladda Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan