Wararka

WAR-MURTIYEEDKA KASOO BAXAY SHIRKA XAFIISKA XEER-ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA EE DHAQANGALINTA SARREYNTA SHARCIGA IYO HORUMARINTA HOWLAHA XAFIISKA XEER-ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA

    Muqdisho, Soomaaliya 9-10-11 Disembar 2018   WAR-MURTIYEEDKA KASOO BAXAY SHIRKA XAFIISKA XEER-ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA EE DHAQANGALINTA SARREYNTA SHARCIGA IYO HORUMARINTA HOWLAHA XAFIISKA XEER-ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA         Xafiiska...

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga

SNTV:-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo Xafiiskiisa Xarunta Dawladda Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Turkiga...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo furay tababarka lagu baranayay ka hortaga dambiyada Abaabulan

Muddo labo maalmood ah oo uu soconayo tababarkan ku saabsan ka hortagista dambiyada abaabulan ee isaga gudba Xuduudaha ayaa ka qeybgalayaasha oo ka kala...

DEGDEG: MOOSHINKII HINDISAHA XIL KA QAADISTA MADAXWEYNAHA OO JABAY

Mooshinkii Hindisaha XIl ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee loo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka 9kii bishan ayaa jabay keddib markii ay caddeymo qoraal...

Emmanuel Macron oo sheegay in hoos loo dhigayo canshuurta dalka faransiiska

Madaxweynaha faransiiska Emmanuel Macron ayaa ballan qaaday in uu mishaarka kordhin doono sidoo kalana canshuuta  hoos loo dhigi  doono, taasi oo jawaab u ah...

Ugu Akhris Badan